Aqoonyahanada Dhoobley oo ugu baaqay dhalinyarada wax baraneysa inay ku dadaalaan Wax Aqrinka.

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid dhalinyarada aqoonyahanada ee ku nool degmada Dhoobley ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimda aqriska iyo qoraalka ee dhanka waxbarashada, waxaa ayna dhalinyarada wali wax barashada ku jira ugu baaqeen iney aqrista ku dadaalaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here