Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoonyahanada Degmada Dhoobley ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan fursadaha ganacsi ee ka jira degmada maadamo ay tahay Degmo soo kooreysa islamarkaana ay ku taalo goob istiratiji ah.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.