Aqoonyahanada Degmada Dhoobley oo ka digey khatarta isticmaalka Maandooriyaha

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maandooriyaha ama muqaadaraadka waa mid kamid ah waxyaabaha dhibaatooyiinka ugu badan ay kala kulmaan Dhalinyarada Soomaaliyeed, Dhalinyarada wax baratay ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa dhalinta kale uga digay dhibaatada laga dhaxlo isticmaalka maandooriyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here