Aqoonyahan ku nool Kismaayo oo bogaadiyay Maktabadaha iyo Goobaha akhriska

0
337
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maktabaddu waa meel Buug laga soo gato ama lagu aqristo waana Goob loo diyaariyay Akhriska iyo cidkasta oo samaynaysa baadhitaan aqooneed.
Maktabada waxaa lagu keediyaa buugaagta waxaana laga soo gataa Buugaagta kala duwan ee laga qoray dunida oo idil,magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo maktabado dhawr ah kuwaas oo dadka ay ka helaan aqoon iyo cilmi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here