aqoon isweeydaarsi lagu baranayay Iswaafajinta Isbedelka Istaraatijiyadda iyo Siyaasadda Digital-ka oo Muqdisho lagu soo xiray

0
43
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo gabgabayay aqoon isweydaarsi lagu baranayay Iswaafajinta Isbedelka Istaraatijiyadda iyo Siyaasadda Digital-ka.
Tababarka ayaa waxaa qabtay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tegnolojiyadda XFS waxuuna uu socoday mudo labo maalin ah. waxana ka soo qeybgalay xubno ka socoda bulshada Bariga Africa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here