Aqoon is weydaarsi ku saabsan Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoon is weydaarsigaan ku saabsan Madasha Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu socon doonaa mudu labo maalin ah,Waxaa ka soo qeyb galay Ururada Dhalinyarada ee Koonfur Galbeed.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here