Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Rayo Vallecano

0
178

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee kooxda Rayo Vallecano kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeen dambe ay booqan doonaan kooxda Rayo Vallecano garoonka Estadio de Vallecas.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah, Karim Benzema, Vini Jr. Eden Hazard, iyo Asensio.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ay booqan doonaan naadiga Rayo Vallecano:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here