Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Elche

0
128

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka bari ee kooxda Elche kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka bari ay ku soo dhaweyn doonaan kooxda Elche garoonka Santiago Bernabéu.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Bale, Eden Hazard, iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka bari ay soo dhaweyn doonaan naadiga Elche:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here