Wararka Akhriso: isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Hirshabeelle By admin - January 22, 2019 0 594 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada. Xildhibano ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle ayaa ka mid noqday wasiirada cusub Hirshabeelle. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X