Akademiyada Nova oo laga hirgaliyay magaalada Baladweyne

0
18

Kismaayo( Idaacadda Waamo)-Xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa laga hirgaliyay Akademiyada Nova taasi oo lagu baran doono maadooyinka Cilmiga Sayniska, Tiknoolajiyadsa iyo Luuqadaha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here