Akadeemiyad lagu baran doono Tiknolojiyadda oo laga hirgeliyay Baladweyne

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafada Hilaac ee maagalada Baladweyne ayaa laga hirgeliyay Akademiyada Burqad taasi oo lagu baran doono Culuumta Sayniska iyo Tiknoolajiyadda.

Maadooyiinka ay bixin doonto Akademiyada ayaa waxaa kamid ah Xisaabaadka, Culuumta maadooyiinka Sayniska iyo Kombiyuuterka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here