Kismaayo(Idaacada Waamo)waxa jira dhalinyaro badan kuwaas oo waqti iyo dadaalba ku bixiyay barashada cilmiga beeraha si loga faaidaysto wax sosaarka beeraha dalkena.
waxana dadka beralayda intoda badan yihiin kuwo aan aqoon ku filan ulahay habka waxsosaarka dalagyada beeraha.
hadaba agasimaha wasarada beeraha iyo waraabka dowlad goboledka jubbaland Cabdirashid Cabdi Farax
aya dhalinyara baratay cilmiga beeraha waxa uu ugu baaqay in aqoontoda uga faaidaystan khayradka beeraha sido kalana dadka beralayda uga faaideyaan cilmiga ay uleyihiin ka faa,idaysiga iyo wax sosaarka beraha

inta badan dadka tabcada beeraha waxa ay ubadan yihiin dadka reer miyiga ah sido kalana waxaa yar suurta galnimada in ay helaan aqoon ku filan ooy uga faaidaystaan dalagyada beeraha.