Agasimaha wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo ka hadlay marxaladihii uu soo maray isports-ka gobalka

0
344

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay ku dadaashay sidii dhalinyarada kubadda cagta ee ku nool magaalada Kismaayo ay isugu keeni laheyd iyo sidii ay ku mideyn laheyd kubada cagta madaama magaalada lagu kala ciyaari jirey labo garroon oo kala duwan kuwaasoo kala ah garoonka kubada cagta ee waamo iyo garoonka weekiyo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here