Agabka Nadaafadeed Lagu Wareejiyey Maamulka degmada Bardaale

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Ururka hormarinta degaanka ee dedo oo ay wehelinayeen qaar ka mid ah howladeenada ururka ee ku sugan degmada berdaale ee gobolka baay ayaa qalab nadaafadeed waxey ku wareejiyeen Waaxda Fayadhowrka Dowladda Hoose ee Degmada Berdaale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here