Agab Nadaafadeed oo la gaarsiiyay Qoysaskii ay saameysay Elnino

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa agabka nadaafadda oo noocyo kala duwan isugu jira gaarsiisay dadka ay saameesay Elniino ee dib u dajinta loogu sameeyay deegaanka Luglow ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Agabka loo qaybiyay dadka saamaayntu ka soo gaartay Fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobka Daayrta ayaa isugu jiray jirgaamada biyaha lagu shubto ,Sakeelo ,Shaanbo,Sabuun Bacaha guryaha la saarso  iyo agabyo kale oo muhiim ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here