Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir oo Bulshada ka wacyigeliyay Ilaalinta Fayadhowrka

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mudooyinkii ugu dambeysey Waxaa Degmooyinka Gobolka Banaadir ka socdey Olole lagu Horumarinayo Fayadhowrka iyo Caafimaadka Dadka iyo Deegaanka iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir arintaasi wax badan ka qabtey sida Cuduro badan oo halis ku ah Bulshada ay dad badan ka daaweeyeen.

Agaasimaha Guud ee Gobolka Banadir Dr Cabdirahaman Ahmed Maxamuud ayaa waxuu fafaahin ka bixiyay sida ay door muuqada oga qeybqateeen Caafimaadka Deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here