Agaasimha Wasaaradda Haweenka Jubbland oo ku baaqday in haweenka lagu dhiiragaliyo fursadaha muhiimka

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuquq insaanka Jubbaland Miski Yuusuf ayaa ka hadashay muhiimada ay leedahay in dumarka Soomaaliyeed lagu tixgaliyo doorka muhiimka ah ee ay bulshada ku dhex leeyihiin lagana qayb galiyo fursadaha wax ku oolka ah sida shaqooyinka, siyaasada iyo fursadaha aqooneed.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here