Agaasime waaxeedyada Wasaaradaha Somaliland oo Tababar loo Furay

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland ayaa waxaa ay tababar U furtay qaar ka mid ah agaasime waaxeedyadda Wasaaradaha Somalialand
Agaasime waaxeedyadda ka soo qeybgalay tababarka ayaa waxaa lagu tababari donaan Degalka Guud ee Somaliland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here