Agaasime Abdirahmaan Haji Abdi oo la kulmay dadka baahiyaha gaarka ah qaba

0
400

Kismaayo(Idaacada Waamo)si loo dhiiragaliyo dadka baahiyaha gaarka ah qabo gaar ahaan dhalinyarada oo ah kuwo mararka qaar la kulmo faquuq bulshada dhexdeeda ah,  ayaa waxaa kulan la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarad iyo cayaaraha dowlad goboleedka Jubbaland.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here