Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaqanka Soomaalidu waa mid soo jireen ahaa kaasi oo jiilal badan iska dhaxleen, waa hab nololeedka iyo nidaamka dhaqan ee dadka Soomaalida ah ku waas oo ay ka mid yihiin luuqada, cuntada, suugaanta, fanka iyo farshaxanka’ hadaba marka laga hadlayo deegaanada koonfur Galbeed soomaaliya waxaa ay caan ku yihiin dalxiiska iyo martisoorka soo bandhigsta hidaha iyo dhaqanka.
Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka Fool-feyly ee magaalada Baydhabo ayaa ah xarun loogu tala galay in lagu horumariyo hidaha iyo dhaqanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.