Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeeray imtixaanka ardayda baahiyaha gaarka ah qaba, isagoo hubinayay habsami u socodka imtixaanka iyo in ardaydu helaan taageerada ku habboon si ay u gutaan waajibaadkooda waxbarasho.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.