Agaasimaha wasaradda haweenka arimaha qoyska iyo xaquuqul insanka Jubbaland oo ka hadlay dhabatoyinka ka dhasha burburka qoyska

0
377

Kismaayo(Idaacada Waamo)Burburka qoyska ama furiinka aya noqday mid sanadba sanadka Kadanbeeya ku sobadanaya dalkena somaliya  waxa una samayn Ku yesha caruurta ay walidkada kala tagaan kuwaas oon helin Daryeel dhanaystiran.
Sido kale waxa uu furiinku samayn ku yesha haweenka somaliyeed Oo waxa jira dumar badan oo dusha uritay masuliyad adag kadib Marka ay kala tagaan abaha qoyska.
Agasimaha guud ee wasarada haweenka arimaha qoyska iyo Xaquuqul insanka jubbaland  Maxamed Xasan Maxamed  aya ka Warbixiyay waxyaba sababa burburka qoyska waxa una Usababeyay  dhaqala yarida dalkena kajirta iyo balwada  maanka Doorisa oo ay isticmalan inbadan oo raga kamid ah .dhanka kale Agasimaha aya shegay in bulshadu ay ubahantahay in laga Wacyigaliyo dhabatoyinka furiinka.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here