Agaasimaha Wasaaradda Jubbaland oo hambalayo u diray Ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland ayaa waxay shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2023-24.

Zaynab Cali Yuusuf oo ah ardayad dhigata dugsiga Waamo Stadium ee degmada Kismaayo ayaa kaalinta 1-aad ka gashay imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here