Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo La wareegay Xilka Cusub

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad kadhacday xarunta Wasaarada Gargaarka Jubbaland ayaa Waxaa si rasmi ah xilka ugu kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland, Mudane Ayaanle Xuseen, iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Xuseen Macalin Cabdi Bayax.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here