Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo hadal ka jeediyay madal loo hadlaayay sidii dhalinyarada shaqo abuur loogu sameyn lahaa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.