Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka warbixiyay door ay ka qaataan hormarinta dhalinyarada

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboledka Jubbaland waxay door muhiim ah ka qaadataa horumarinta xirfadaha iyo hal abuurka dhalinyarada ku nool deegaanada Jubbaland,  sida uu sheegay Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here