Kismaayo-(Idaacaddda Waamo)-Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaarada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka Warbixiyey Xaalada Dhalinyarada Jubbaland iyo Fursadaha ay Hesytaan iyo Caqabadaha soo Wajaha Dhalinyarada.
Agaasimaha C/raxmaan Cabdi ahmed ayaa sidoo kale sheegay in Dhalinyarada Jubbland ay Wasaaradooda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u diyaarisay Qorshaha Lagu Tayeynayo Dhalinyarada 2020 ilaa 2024 isagoo sheegay iney gacan ka geysanayaan Hay’ada La Shaqeeyo Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.