Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbalan Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa Dhalinyarada ugu Baaqay Ka qeyb Qaadashada Horumarka Deeganada Dowlad Goboleedka Jubbland Isagoona Sidoo Kale Sheegay in Dhalinyarada Muhiiin Tahay in ay La Shaqeeyaan Wasaaraddooda Madaama ay Raadinayaa Xuquuqdooda Taasina loo mari karo in Wada Shaqeyn Wanaagsan ay dhaxmarto Maamulka iyo Dhalinyarada Jubbland.
Fartuun Nuur Aadan, ayaa warbixintan inooga diyaarisay.