Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland Seynab Rashiid Cige oo kulan la qaadatay qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo,ayaa bulshada ugu baaqday ilaalinta Nadaafada Deegaanka,iyadoona kormeer ku sameeysay goobo halbowle u ah magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.