Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bur-burkii dalka soomaray ka dib waxaa meesha ka baxay adeegyada aas-aasiga u ah nolasha,sida waxbarashada.
Intaa ka dib waxaa isku tagay dadka deegaanka iyo maclimiinta iyagoo markaa xooga saaray in ay meesha ka sii wadaan adeegyadii waxbarashada.
Fartuunn Nuur Aadan,ayaa warbixitann iooga diyaariyay.