Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo ka warbixiyay dhameeystirka sharciga ka hortagga tacadiyada jinsiga

0
183

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa muddooyinkii danbe waday dadaalo lagu dardar galinayo dhameeystirka sharciga difaaca xuquuqda Haweenka kana hortagga tacadiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here