Agaasimaha waaxda Arimaha bulshada Dowladda hoose ee Kismaayo oo ka warbixiyay Ololaha Nadaafada magaalada.

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda Arimaha bulshada Dowladda hoose ee degmada Kismaayo Farxaan Maxamuud Farax oo xafiiskiisa Shir jiraaid ku qabtay ayaa kahadlay Olole Nadaafadeed oo Maalmahan Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ay kawaday laamiyada cusub ee dhawaan dhismahoda lasoo gabagabeyay Agaasimaha Waaxda Arimaha bulshada ayaa Bulshada kunool Magaalada Kismaayo ugu baqay in ay isgiliyaan lahanshe.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here