Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka shuban biyoodka oo ka mid ah cudurada faafa ayaa bilihii la soo dhaafay ka dilaacay qayb ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana ka mid ah meelaha uu shuban biyoodka ka dilaacay magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada sido kala waxaa uu ka dilaacay degmada Dhoobleey.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.