Agaasimaha Ururka Dhalinyarada Hal-abuurka leh oo ka warbixiyay shaqada ay qabtaan

0
228

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta dhalinyarada hal-abuurka ayaa ah xarun ay ku mideysan yihiin dhalinayarada leh hal-abuurka ee ku nool magaalada kismaayo.

xarunta ayaa ah goob lagu waxbaro laguna soo saaray dhalinyaro badan oo aan helin waxbarshadii aasaasiga ahayd kuwaas oo si lacag la’aan ah wax lagu baro si ay naftooda iyo dalkooda u anfacaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here