Agaasimaha isbitaalka deegaanka Goobwayne oo ka warbixiyay adeegyada Caafimaad ee bulshada u qabtaan

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka deegaanka Goobwayn ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku xiran oo adeegyada caafimaad ka hela dadka deegaanka iyo sido kale dadka ku nool ilaa 10 tuulo oo hoosyimaada Goobwayn .

Adeeyada Caafimaad ee bulshada ay ka helaan isbitaalkan ayaa waxaa ka mid nafaqaynta Caruurta ,talaalka caaruurta iyo haweenka ,daawaynta dadka bukaanada ah ee isbitaalka yimaada iyo adeegyo kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here