Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobab Maalamahaan ka da’ayay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sababay in meelaha qaar ee Gudaha Magaalada ah ay biyo badan fariisteen kuwaas oo ay ka dhalan karaan cuduro ay ka mid yihiin Shuban biyood,duumo iyo xanuuno kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.