Agaasimaha Isbitaalka Daryeel ee kismaayo oo ka warbixiyey adeegyada uu uqabto bulshada

0
316

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Daryeel waxa uu kamid ah yahay Ispitaalada ku yaalo magaalada kismaayo ee sida gaarka loo leeyahay, waana isbitaal bixiya adeegyada kala duwan ee caafimaadka.

Isbitaalkan ayaa waxaa la Aas aasay 11 bishii 10- sanadkii 2015 laga soo bilaabo waqtigaas ilaa hada waa mid shaqeynaya una adeega dadka ku nool magaalada kismaayo iyo Nawaaxigeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here