Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayo-dhowrka Jubaland ayaa waayadii dambe waxay magaalada kismaayo ka wadday soo qabashada iyo gubidda badeecadaha kala duwan ee lagu iibiyo suuqyada magaalada kismaayo oo waqtigii loogu talagalay ay dhaafeen.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.