Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowlada Fadaraalka Soomalia Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku tageen Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee caasimadda Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.