Agaasimaha guud ee Xarunta KTI oo ka warbixiyay qaabka ay dadka wax u baraan

0
137

Kismaayo(-Idaacadda Waamo)-Waxaa  magaalada kismaayo ku yaallo xarumo badan  oo lagu barto farsamada  gacanta, kuwaas oo inta badan ay ka faa’iideystaan dhalinyarada  iyo dadka waawayn  ee an yaraantoodi wax soo baran balse haatan helay fursado   ay wax kubaran karaan.

Xarunta farsamada gacanta ee KTI waxaa ay kamid tahay  goobaha lagu barto xirfadaha gacanta waxaana xirfadaha lagu barto kamid ah  xirfada tolista dharka,dhismaha wadooyinka ,kumputerka  iyo xirfado kale.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here