Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo ka hadlay xoolaha Jidadka Jiifa

0
96
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo  jidadka magaalada  Kismaayo aaad ku dhax arkesaa xool nool ayaa waxay mararka qaar ay sameeyn badan ku yeeshaan Ganacsiga iyo isku socodka bulshada .
mamulka degmada Kismaayo ayaa marar badan awaamiirro ka soo soo saaray sidii ay xoolaha nool ee waddooyinka halboolaha u magaalada ay uga saari lahayeen.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here