Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa qaybaha Kala duwan ee Bulshada iyo Dawladaba Ugu Baaqay inay Kor u qaadaan Adeegsiga Afka Hooyo iyo Kuhadalkiisa
Agaasimaha ayaa Sheegay inay so badanayaan erayada Qalaad ee la adeegsanaayo iyada oo meesha laga saarayo kuwii somaliga ahaa.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.