Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland ayaa waxuu u kuurgalay dhismiyaasha laga wado deegaanka Luglow ee waqooyiga magaalada Kismaayo kuwaas oo laga wada dhismiyaal lagu talagalay in dib u dajin lagu sameeyo barakacayasha kunool deeganand dowlad goboleeda Jubbaland
mashruuucan xalka waara oo lagu talagalay in lagu dhiso suuqo iyo guryo ay dagi donaan barakcayasha kunool ee waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa hada laga wadaa wajigiisa kowaad ee laga wada dhismiyashiisa deeganaka Lugloow.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.