Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbland oo ka warbixiyay Shaqooyinka ay Wasaaradu qabato

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways ayaa ka warbixiyay shaqooyinka kala duwan ee la xiriira horumarinta dhalinyarada oo ay Wasaaraddu qabato. Ā 

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here