Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaara Jubbaland oo ka waxbixiyay howlaha Wasaaradda u qabsoomay mudooyinkii ugu danbeeyay

0
142

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboledka Jubbaland ayaa mudooyinkii danbe waday  qorshayaal lagu horumarinayo ciyaaraha kubada cagta oo door wanaagsan ka qaata is dhex galka bulshada iyo sara u qaadista wacyiga dhalinyarada .

Wasaaradda ayaa dhalinyarada ku nool deegaanada waqooyi ee Magaalada Kismaayo tartan ciyaareed saaxiibtinimo ah  u qabatay sido kale 12 kooxood oo ka kala socday xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo deegaano hoos yimaada degmada Kismaayo ayaa garoonka wayn ee Waamo Stadium ee Magaalada Kismaayo  loogu qabtay tartan ciyaareed.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here