Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kormeeray Isbitaalka Weyn ee magaalada Kismaayo

0
234

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Guud ee Magaalada kismaayo ayaa ah Isbitaalka loogu adeego bulshada kunool magaalada kismaayo iyo Nawaaxigeeda Waana Isbitaal ay u Dhameystiran yihiin inta badan adeegyada caafimaad.

Isbitaalka weyn ee Magaalada kismaayo ayaa waxaa gacanta ku heysa Wasaarada Caafimaadka Dowlada goboleedka Jubbaland waxaana inta badan ay la socotaa baahiyaha guud ee ka jira Isbitaalka.
Wasaarada caafimaad ayaa Maalmahanba waday Kormeer ay si guud ugu Sameyneysay qeybaha kala duwan ay wasaarada Caafimaadka Maamusho hadaba waa kan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixiyey kormeeradaasi.

 

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaarisayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here