Mas’uuliyiinta Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland oo kormeeray xafiiska xidhiidhka kubadda cagta Jubbaland.

0
323

Agaasimaha wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa kormeeray xafiiska xidhiidhka kubada cagta Jubbaland,iyagoona soo bandhigay qaabka Online,ka ah ee ay u shaqeeyaan,xoghayaha guud ee xidhiidhka kubada cagta Jubbaland Abdirahmaan Abdullahi Suufi ayaa warbaahinta u sharaxay booqashadii uu ku tagay xafiiska xidhiidhka kubada cagta Jubbaland.

Hoos ka dhageyso codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here