Agaasimaha guud ee Isbitalka Daryeel oo ugu baqay bulshada in la qaato wacyi galinta bahda Caafimaadka

0
371
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Caafimada waa  waxyabaha ugu muhiimsan ee bulshada loga bahan yahay in ay ku dadalaan.
Bulshada waxaa loga bahan yahay in ay markasta ka taxdaraan cafimaadkooda si aysan cuduro badan u qaatin .
Caafimaadka wanaagsan waxuu  kaalin muhiim ah ka qataa   nolosha qofka iyo tan bulshada  Waxayna awood u siineysaa dadka inay ka qaybqaataan hormarka caafimadka.
Caafimaadkaagu waa inuu qayb ka noqdaa noloshaada guud si  naftaada aad wanaag caafimada ugu dareento.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here