Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Magaalada Kismaayo oo Sheegay in Maalin Walba Isbitaalka lasoo Jiifiyo bukaano uu soo ritay Cudurka Jadeecada. 

0
220

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa bilihii la soo dhaafay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose iyo deegaanada hoos yimaada ka dilaacay xanuunka Jadeecada kaas oo ka mid ah cudurada dilaaga ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here