Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Howlaha-guud iyo Guriyenta Jubbaland aoo la wareegay xilka Agaasinka Wasaaradaas

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaflad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Wasaaradda howlaha guud iyo guriyenta Jubbaland ayaa waxaa  goob joog ka ahaa xafladda Wasiirka Wasaaradda howlaha-guud iyo Guriyeenta Jubbaland,wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland iyo gudoomiyaha gudiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here